Ma u qalmaa?
Waad u qalantaa CareOregon Advantage Plus HMO-POS D-SNP haddii:
- Aad haysato Medicare Qaybta A iyo B.
- Aad haysato dheefaha Oregon Health Plan (OHP) Medicaid oo dhamaystiran.
- Aad ku nooshahay goob lagu bixiyo adeega: Clackamas, Columbia, Jackson, Multnomah, Tillamook iyo degmooyinka Washington ee Oregon. Halkan guji si aad u eegtid khariirada aaga lagu bixiyo adeega.
Waxaad ka heli doontaa dhammaan dheefahaaga Medicare - oo ay ku jiraan Qaybta A, Qaybta B iyo Qaybta D (daawoyinka uu kuu qoro dhakhtarka) - CareOregon Advantage marka aad isku qorto qorshaheena Plus.
.
Markii ugu danbaysay ee bogga dib loo eegay: Oktoobar 1, 2023
H5859_COAWEB_M_2024