DIGTOON: Heerku wuu kacayaa Ogosto 8. Khayraadkeena Kulka Daran ayaa ku caawin kara.

Dooro luuqad

Codso wicitaan

Ma rabtaa inaad nala hadasho?

Buuxi foomkan kadib waxaa ku soo wici doona mid kamid ah wakiiladeena si jawaab lagaaga siiyo su'aalahaaga dhammaan.

Codso wicitaan

Onlayn iska qor

Foomkeena isqorista fudud ee onlaynka ah ayaa kugu hagi doona tillaabooyinka lagama maarmaanka u ah si aad u codsato qorshaheena Dheeraadka ah. Haddii aad hore u ogaatay inaad u qalanto, aad baadhay qorshaheena Dheeraadka ah kadibna aad dib u eegtay tilmaamaha isqorista, bilow is-qoristaada maanta adiga oo gujinaya badhanka ENROLL NOW (ISQOR HADDA) ee hoos ku qoran!

Fadlan u ogoloow waqti ku filan oo aad ku dhammayso isqorista ka hor wakhtiga kama dambaysta ah ee taariikhda bilawga aad rabto. Foomkeena Isqorista Onlaynka ah wuxuu cabbiraa taariikhda soo gudbintaada kaliya marka hanaanku dhammaado. Codsadayaasha intooda badan, tani waxay uga dhigan tahay inay dhammaystiraan isqorista onlaynka ah 11:59 g.d. maalinta ugu dambeysa ee bisha.

Sideen ugu heli karaa caawimaad foomkan? Ka wac CareOregon Advantage taleefoonka lacag la'aanta ah ee 888-712-3258. Dadka isticmaala TTY waxay ka wici karaan 711. Saacadaha aan shaqayno waa Oktoobar 1 ilaa iyo Maarso 31, todobo maalmood todobaadkii laga bilaabo 8 g.h. ilaa iyo 8 g.d., iyo laga bilaabo Abriil 1 ilaa iyo Sebtembar 30, Isniin ilaa Jimco laga bilaabo 8 g.h. iyo 8 g.d. Ama ka wac Medicare lambarka 800-MEDICARE (800-633-4227). Dadka isticmaala TTY waxay ka wici karaan 877-486-2048.

Shakhsiyaadka ay haysato hoy la'aan: Haddii aad rabto inaad ku biirto qorshe laakiin aadan haysanin degenaansho rasmi ah, Sanduuqa Boostada, ciwaanka hoyga ama rugta caafimaadka, ama ciwaanka meesha aad ku hesho waxyaabaha laguugu soo diro boostada, (tusaale, jeegaga Sooshiyaal Sekiyuuritiga) ayaa loo qaadan karaa ciwaanka goobta aad degan tahay.

CareOregon Advantage Plus waa HMO-POS D-SNP oo haysata qandaraaska Medicare/Medicaid. Isqorista CareOregon Advantage Plus waxay ku xirantahay cusbooneysiinta qandaraaska. Haddii aad doorbidayso inaad qof si toos ah ula hadasho, fadlan wac Adeega Macmiilka. Lambarada taleefoonka iyo saacadaha aan shaqayno ayaa hoos ku qoran. 

Haweenay haysa kombiyuutar laabtob ah oo kala furan.

Maanta isqor!

Ku biir CareOregon Advantage inta lagu jiro Muddada Isqorista Sanadlaha ah ee Medicare.

Isqor

Sahmi qorshaheena

Wax badan ka ogow dheefahayaga, daboolida caymiska ee daawada iyo aasaasiyaadka Medicare.

Sahami
Nin sita buug wayn.

Miyaad u qalantaa?

Raadi inaad u qalanto CareOregon Advantage.

U qalmidda
Haweenay sidata kiish taasi oo fiirinaysa taleefankeeda.

Imoow munaasabad

Nagala soo qaybgal dhacdo fool-ka-fool ah si aad wax badan uga barato ikhtiyaaradaada.

Dhacdooyinka

Markii ugu danbaysay ee bogga dib loo eegay: Oktoobar 15, 2024
Sugaya Ansixinta CMS H5859_COAWEB_M_2025

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!