DIGTOON: Heerku wuu kacayaa Ogosto 8. Khayraadkeena Kulka Daran ayaa ku caawin kara.

Dooro luuqad

Soo dhawoow, xubinta mustaqbalkoow.
Sideen ku caawin karnaa?

Kaarka Daryeelka Faa'iidada CareOregon

CareOregon Advantage CareCard waa dheef aad u isticmaali karto si aad u iibsatid agabyo caafimaad oo aanu dhakhtar kuu soo qorin sida daawada xasaasiyadda, daawada qufaca, qalabka hurdada iyo wax kaloo badan. Waxa kale oo aad u isticmaali kartaa kaarkaaga si aad ugu iibsato cunto caafimaad leh oo u-qalanta sida alaabaha ka samaysan caanaha, hilibka iyo wax kaloo badan. In ka badan 90,000 alaabood ayaa lagu daboolaa.
Wax Badan ka Ogoow
soo gashada cuntada

Markii ugu danbaysay ee bogga dib loo eegay: Oktoobar 1, 2023
H5859_COAWEB_M_2024

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!