Read more: Members to be notified of recent data breach.

Dooro luuqad

Wax badan ka baro: Walgreens wuxu hadda ku jiraa shabakadda farmasiyada.

Dheefahayga

Dheefaha xubinta

Ku soo dhawoow CareOregon Advantage! Waxaan ku faraxsanahay inaan kaala kaashano safarka daryeelka caafimaadkaaga. Boggani wuxuu kaa cawinayaa inaad ogaato oo fahamto dheefahaaga. Cutubka 4 ee Caddaynta Daboolida caymiska ayaa taxaysa dheefahaaga CareOregon Advantage oo buuxa. Waxaan daryeelnaa caafimaadkaaga oo dhan, waana sababta aan sidoo kale kuugu soo bandhigno adeegyo dheeraad ah oo aan wax kharash ah kaaga baxayn.  

Guji sanad qorsheedka hoose si aad u aragto dheefaha.

Sanadka Qorshaha 2026

Lacagta caymiska la siiyo iyo astaanta ka hortagga jarista

Lacagta Caymiska la Siiyo iyo Jaritaanada

$0 lacagta caymiska la siiyo ee billaha ah iyo Jarista sanadlaha ah

Astaanta wadne gacmo ku jira
  • Baadhitaanada isha iyo ookiyaalayaasha
  • Keenista cuntada ka dib joogista isbitaalka
  • Booqashooyinka fayoqabka ee hooyga
  • Adeegyada caawimaada ee hooyga
  • 24/7 nidaamka digniinta caafimaad ee shakhsiyadeed

$0copayment

Astaanta dheefaha Medicaid

Dheefaha Medicaid

Ilkaha, gaadiidka caafimaadka, daryeelka kale, qalabka maqalka sahla

$0waxaa daboolay Medicaid

Astaanta dhibit kaarka

Kaarka Daryeelka Faa'iidada CareOregon

Alaabta caafimaadka ee bilaa dhakhtarka la iibsado ($ 186 sanadkiiba)

$15.50bishiiba

astaanta piggy bank

Abaalmarinada

dhamaystirida hawlaha caafimaadka ah

Hel

$$sanad kasta

Maadaama xubin aad ka tahay CareOregon Advantage, waxaad "labadaba u-qalantaa" dheefaha Medicare IYO Medicaid. Medicaid waxaa laga yaabaa inay daboosho qaar ka mid ah dheefaha Medicare uusan bixin, oo ay ku jiraan caafimaadka dhimirka, caafimaadka ilkaha, toobidda maqaarka iyo daryeelka chiropractic. Ka hubi qorshahaaga Medicaid wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan dheefaha ay daboolaan.

Si aad wax dheeraad ah uga ogaato dheefaha, waxa aad eegtaa Hagaha Soodhaweynta COA ama waraaqda macluumaadka Qodobada Muhiimka ah ee Dheefaha COA, taas oo laga heli karo bogga Dukumintiyada qorshahayga.

 

CareOregon Advantage Plus waa HMO D-SNP oo leh heshiis (qandaraas) Medicare/Medicaid. Isqorista CareOregon Advantage Plus waxay ku xirantahay cusbooneysiinta qandaraaska. Haddii aad door bideeyso inaad la hadasho qof si toos ah, fadlan wac Adeega Macmiilka ee 503-416-4279, lambarka bilaashka ah888-712-3258 ama TTY 711. Wakhtiga aanu shaqayno waa Oktoobar 1 ilaa Maarso 31, 8 g.h. ilaa 8 g.d. maalin kasta; iyo Abriil 1 ilaa Sibtambar 30, 8 g.h. ilaa 8 g.d., Isniinta-Jimcaha. Waxaad sidoo kale nooga soo diri kartaa fariin ammaan ah adigoo raacaya bogga xubinta.

   

Markii ugu danbaysay ee bogga dib loo eegay: Janaayo 1, 2026
CMS waxay ansixisay H5859_COAWEB_M_{[#1]

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!