DIGTOON: Heerku wuu kacayaa Ogosto 8. Khayraadkeena Kulka Daran ayaa ku caawin kara.

Dooro luuqad

Wax badan ka baro: Walgreens wuxu hadda ku jiraa shabakadda farmasiyada.

Hel Farmasi

Hel Farmasi

Ma waxaad ka raadinaysaa farmasi ka qayb qaadanaya shabakadda CareOregon Advantage? Halkan waxaa ah laba siyaabood oo mid lagu heli karo.

  1. Isticmaal   raadiyaha bixiyaheena onleeynka sifo aad u hesho farmasiyaasha ka qayb qaadanaya waqtiga kolkaas la joogo.
  2. Ka hel hoos PDF ama nooca maqalka ah ee Tusaha Farmasiga CareOregon Advantage.

Haddii aad u baahan tahay caawimaad, waxaad sidoo kale ka wici kartaa Adeega Macaamiisha 503-416-4279, sid bilaashka ah 888-712-3258 ama TTY 711. Saacadaha aanu shaqayno waa: 1da Oktoobar ilaa 31da Maarso, 8 GH ilaa 8 GD maalin kasta; iyo 1da Abriil ilaa 30ka Sebtembar, 8 GH ilaa 8 GD, , Isniin-Jimce. Waxa kale oo aad noo soo diri kartaa fariin sugan iyada oo loo marayo xibinta xubinta.

 

Tusaha Farmasiga CareOregon Advantage

2024

Daabacaadda caadiga ah

Far waaweyn

Nooca maqalka

2025

Far waaweyn

Nooca maqalka

 

Farmasiyaasha daawada boosta looga dalbado

Waxaad heli kartaa ilaa 90- oo sahay daawo ah maalin kasta ayadoo loo maraayo farmasiyaasheena daawada boosta looga dalbado. Ka hubi tusaha farmasiga ee sare liiska farmasiyaasheena daawada boosta looga dalbado ama waxaad arki kartaa liiskii ugu dambeeyay adoo isticmaalaya aaladdeena raadinta farmasiga.

Si aad u hesho farmasi daawada boosta looga dalbado adoo isticmaalaya aaladda raadinta onleeynka ah, raac tilmaamahan:
Gudaha sanduuqaMacluumaadka Bixiyaha,

  1. Hoosta meeniyuuga Nooca Bixiyaha, dooro "farmasi"
  2. Hoosta meeniyuuga Nooca Farmasiga, dooro "dalabka boostada" 

Gudaha sanduuqaGoobta,

  1. Hoosta liiska Gobolka, dooro "mid kasta"
  2. Dooro badhanka "Raadi"

Tani waxay ku siin doontaa liiska dhammaan farmasiyaasha daawada boostada looga dalbado ee dalka.

 

Markii ugu danbaysay ee bogga dib loo eegay: Oktoobar 15, 2024
Sugaya Ansixinta CMS H5859_COAWEB_M_2025

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!