Read more: Members to be notified of recent data breach.

Dooro luuqad

Wax badan ka baro: Walgreens wuxu hadda ku jiraa shabakadda farmasiyada.

Dukumentiyada qorshahayga

Dukumintiyada xubnaha Dheefaha Dheeriga ah ee CareOregon

Xubnaha CareOregon Advantage Plus waxay ku heli karaan dhammaan agabyada qorshaha ee hoose qaab elektaroonig ah.

Ka hel dukumintigaaga hoos oo guji linkiga si aad u hesho dukuminti PDF ah ama fayl dhegaysi ah.

Haddii aad u baahato nuqullo waraaqo ah oo dukumintiyadan ah, ama, haddii aad ka qabto wax su'aalo ah, fadlan waxa aad Adeega Macmiilka ka wacdaa lambarka 503-416-4279, lambarka bilaashka ah ee 888-712-3258 ama TTY 711. Waxa kale oo aad noo soo diri kartaa fariin sugan iyada oo loo marayo xibinta xubinta.

2026 sannadka qorshaha

Daabacaadda caadiga ah

Far waaweyn

Nooca maqalka

 

Kharashyada aad bixiso, sida khidmadaha xubinnimada, lacagta la siiyo qolada caymiska, lacagta qofka uu ku daro caymiska, iyo lacagaha lagaa jari karo, way is beddeli karaan iyadoo ku xidhan inta ay le'eg tahay Caawinta Dheeraadka ah ee aad hesho. Xubnaha haysta dheefaha Medicaid oo dhamaystiran khasab kuma ah inay bixiyaan Khidmada Part B. Fadlan nala soo xiriir wixii faahfaahin dheeraad ah

 

Markii ugu danbaysay ee bogga dib loo eegay: Oktoobar 1, 2025
CMS waxay ansixisay H5859_COAWEB_M_{[#1]

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!