Wax badan ka baro: Waxaa nagu dhacay in oggolaansho la'aan xog la helay taasoo saamayn ku yeelatay xubnaha qaar.

Dooro luuqad

Codso wicitaan

Ma rabtaa inaad nala hadasho?

Buuxi foomkan kadib waxaa ku soo wici doona mid kamid ah wakiiladeena si jawaab lagaaga siiyo su'aalahaaga dhammaan.

Codso wicitaan

Kala-doorasho badan, daryeel fiican.
Taasi oo Faa'idadeena.

CareOregon Advantage Plus (HMO D-SNP) waxaa loogu talagalay dadka u qalma Medicare iyo Medicaid labadaba. Markaad xubin ka noqoto CareOregon Advantage waxaad heli doontaa dheefaha Medicare iyo dheefaha kale ee gaarka ah.

Muddada Isqorista Sanadlaha ah ee Medicare wuxuu ka bilaabmaa Oktoobar 15 wuxuuna ku dhammaadaa Diisambar 7: Maanta isqor!

Maanta isqor!
Haweenay dhoolla-caddaynaysa oo wax tilmaamaysa.

Dheefaha loogu talogalay 2026

$0

Dheefaha Medicare

Adeegyada caawimaada ee hooyga

Baadhitaanada isha iyo ookiyaalayaasha

Abaalmarinaha hawlaha caafimaadka leh

Kaarka CareCard ayaa horay loogu shubay $15.50 bishiiba ($186 sanadkiiba) si loogu kharash gareeyo alaabta caafimaadka ee bilaa dhakhtarka la iibsado

$0

Dheefaha Medicaid

Daryeelka ilkaha, oo ay ku jiraan daryeelka kahortagga iyo soo celinta, iyo waliba ilkaha macmalka ah

Baaritaanada maqalka iyo qalabka maqalka caawiya

Caafimaadka maskaxda iyo daawaynta isticmaalka maandooriyaha

Daryeelka toobinta, kayrobaraaktigga iy yoga

Ikhtiyaarada gaadiidka ee aadista ballamaha iyo adeegyada daryeelka caafimaadka

Wax badan ka baro ikhtiyaarada

Ha noqoto haddaad u baahan tahay macluumaad dheeraad ah, rabto inaad ikhtiyaaradaada kala hadasho wakiil Adeegga Macmiilk ah, ama aad diyaar u tahay inaad isqorto, aynu bilawno.

Haweenay haysa kombiyuutar laabtob ah oo kala furan.

Maanta isqor!

Ku biir CareOregon Advantage inta lagu jiro Muddada Isqorista Sanadlaha ah ee Medicare.

Isqor

Sahmi qorshaheena

Wax badan ka ogow dheefahayaga, daboolida caymiska ee daawada iyo aasaasiyaadka Medicare.

Sahami
Nin sita buug wayn.

Miyaad u qalantaa?

Raadi inaad u qalanto CareOregon Advantage.

U qalmidda
Haweenay sidata kiish taasi oo fiirinaysa taleefankeeda.

Imoow munaasabad

Nagala soo qaybgal dhacdo fool-ka-fool ah si aad wax badan uga barato ikhtiyaaradaada.

Dhacdooyinka

Markii ugu danbaysay ee bogga dib loo eegay: Oktoobar 1, 2025
CMS approved H5859_COAWEB_M_2026

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!