DIGTOON: Heerku wuu kacayaa Ogosto 8. Khayraadkeena Kulka Daran ayaa ku caawin kara.

Dooro luuqad

Codso wicitaan

Ma rabtaa inaad nala hadasho?

Buuxi foomkan kadib waxaa ku soo wici doona mid kamid ah wakiiladeena si jawaab lagaaga siiyo su'aalahaaga dhammaan.

Codso wicitaan

Maanta isqor

Waxaad u baahan tahay:

Soo qaado agabyada soo socda. Waxaad u baahan doontaa kuwan xilliga diiwaangelinta:

  • Kaarkaaga Qorshaha Caafimaadka Oregon.
  • Lambarkaaga Medicare (oo laga helayo kaarkaaga Medicare ee casaanka, caddaanka iyo buluugga ah).
  • Magaca(yada) iyo macluumaadka siyaasadda caymiska kale oo laga yaabo inaad haysato (tusaale, lambarka siyaasadda, aqoonsiga xubinka, lambarka kooxda, iwm.).
  • Macluumaadka xarunta daryeelka muddada-dheer, haddii aad tahay qof meesha degan hadda.
  • Magaca daryeel bixiyaha aasaasiga (PCP) iyo magaca rugta.
  • Haddii aad caawinayso qof codsanaya, aadna tahay mas'uulkooda sharciga ah ama aad u tahay qareen, u diyaargarow inaad soo gudbiso caddaynta midan ka dib marka hanaanka isqorista la dhammeeyo.

Onlayn iska qor

Inaad onlayn iskugu qorto foomkeena dhijitaalka ah.

Onlayn iska qor

Inaad taleefanka isku qorto

Mararka qaarkood waxaad u baahan tahay oo kaliya inaad la hadasho qof khadka kujira. Khabiiradeena isqorista waxay diyaar u yihiin inay dib u eegaan u-qalmitaankaaga oo ayna ku qoraan qorshaheena CareOregon Advantage Plus.

Saacadaha aan shaqayno waa:
8 g.h. ilaa iyo 8 g.d. todobo maalmood todobaadkii, Oktoobar 1 ilaa iyo Maarso 31
8 g.h. ilaa iyo 8 g.d. Isniin ilaa iyo Jimco, Abriil 1 ilaa iyo Sebteembar 30

  • Degaanka: 503-416-4279
  • Cawitaanka bilaashka ah: 888-712-3258
  • TTY: 711

Isqor adigoo isticmaalayo boostada ama fakis

Iska qor barta Medicare.gov

Dadka isticmaala Medicare waxay sidoo kale iska qori karaan CareOregon Advantage Plus HMO-POS D-SNP iyagoo isticmaalaya Xarunta Isqorista CMS Medicare ee Onlaynka oona ku taala barta  medicare.gov

Haweenay haysa kombiyuutar laabtob ah oo kala furan.

Maanta isqor!

Ku biir CareOregon Advantage inta lagu jiro Muddada Isqorista Sanadlaha ah ee Medicare.

Isqor

Sahmi qorshaheena

Wax badan ka ogow dheefahayaga, daboolida caymiska ee daawada iyo aasaasiyaadka Medicare.

Sahami
Nin sita buug wayn.

Miyaad u qalantaa?

Raadi inaad u qalanto CareOregon Advantage.

U qalmidda
Haweenay sidata kiish taasi oo fiirinaysa taleefankeeda.

Imoow munaasabad

Nagala soo qaybgal dhacdo fool-ka-fool ah si aad wax badan uga barato ikhtiyaaradaada.

Dhacdooyinka

Markii ugu danbaysay ee bogga dib loo eegay: Oktoobar 15, 2024
Sugaya Ansixinta CMS H5859_COAWEB_M_2025

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!