Su'aalaha inta badan la isweydiiyo (FAQ)
Ku hel jawaabaha aad u baahan tahay boggageena ay ku qoran yihiin su'aalaha inta badan la isweydiiyo. Si aan kaaga caawino inaad hesho jawaabaha si degdega ah, waxaanu u kala qaybinay saddex qaybood: Medicare, Dawooyinka Dhakhtarka kuu Qoro (Medicare Part D) iyo CareOregon Advantage CareCard. Isticmaal menuga ku qoran dhanka midig ama mid ka mid ah linkiyada hoose si aad u hesho jawaabaha aad raadineyso: