Ma rabtaa inaad nala hadasho?
Buuxi foomkan kadib waxaa ku soo wici doona mid kamid ah wakiiladeena si jawaab lagaaga siiyo su'aalahaaga dhammaan.
Dooro luuqad
Dib u hubi inta lagu guda jiro muddada isqorista sanadlaha ah laga bilaabo Oktoobar 15 si aad nooga hesho munaasabad kuu dhow!
Kooxda Gargaarista Medicare ee CareOregon way fuliyaan waxa laga filayo ee magacoogu ka tarjumayo. Kooxdeenu waxay ka caawiyaan bulshada inay ku xirmaan nidaamka daryeelka caafimaadka waxayna ka jawaabaan su'aalaha xubnaha ee ku saabsan dheefaha CareOregon Advantage. Markaad tagto dhacdo Gargaarista Medicare ah, waxaanu isla goobta kaga jawaabi doonaa su'aalahaaga oo luuqadda aad rabto ku baxaya ama waxaanu kugu xiri cid kaaga jawaabi karta.


Ka jawaab su'aalaha ku saabsan CareOregon Advantage Plus (HMO D-SNP) oo hubi xaaladdaada Medicare

Ballan ka samee daryeel bixiyahaaga aasaasiga ah
Inay ka jawaabaan su'aalahaaga ku saabsan dheefaha CareOregon Advantage
Dalbo CareCard cusub

Caawimo dalbashada kaarka aqoonsiga xubinnimada beddelka ah ee CareOregon Advantage ama OHP

Inaad ku xiranto wakiil Medicare kaasi oo kaa diiwaangalin kara qorshe Medicare oo kugu habboon

Diyaarso gaadiid aad ku aado ballamaha daryeelka caafimaadka caynsan

Ku xidh agabka dheeriga ah haddii loo baahdo, sida guriyeynta, cuntada iyo dharka
Dhacdooyinka billaha ah
Ururka
Luuqadda
Cinwaanka
Codso wicitaan
Buuxi foomkan kadib waxaa ku soo wici doona mid kamid ah wakiiladeena si jawaab lagaaga siiyo su'aalahaaga dhammaan.

Ku biir CareOregon Advantage inta lagu jiro Muddada Isqorista Sanadlaha ah ee Medicare.
Isqor
Wax badan ka ogow dheefahayaga, daboolida caymiska ee daawada iyo aasaasiyaadka Medicare.
Sahami

Nagala soo qaybgal dhacdo fool-ka-fool ah si aad wax badan uga barato ikhtiyaaradaada.
DhacdooyinkaMarkii ugu danbaysay ee bogga dib loo eegay: Oktoobar 1, 2025
CMS waxay ansixisay H5859_COAWEB_M_{[#1]
Ra'yi-celinta websaytka
Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena
Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!