DIGTOON: Heerku wuu kacayaa Ogosto 8. Khayraadkeena Kulka Daran ayaa ku caawin kara.

Dooro luuqad

Ogeysiiska takoor-la’aanta

Takoorku waa ka soo horjeeda sharciga

CareOregon waxay u hoggaansantaa sharciyada federaalka ee xuquuqda madaniga ah mana takooro sababra ku salaysan da'da, naafanimada, aqoonsiga jinsiga, xaaladda guurka, asal qaranka, jinsiyada, diinta, midabka, lab ama dheddig, nooca galmada, heerka caafimaadka ama baahida adeegyada daryeelka caafimaadka. CareOregon kama saarayso dadka ama ulama dhaqmo si kala duwan sababtoo ah da'da, naafanimada, aqoonsiga jinsiga, xaaladda guurka, asal qaran, midabka, diinta, midabka, jinsiga, nooca galmada, heerka caafimaadka ama baahida adeegyada daryeelka caafimaadka.

CareOregon:

  • Waxa uu si isku mid ah galaangal ugu siiyaa ragga iyo haweenka labadaba kuwaasi oo ka yar 18 sano jir tasiilaad, adeegyo, iyo daawayno habboon oo waafaqsan ORS 417.270.
  • Waxay siisaa caawimo iyo adeegyo bilaash ah dadka naafada ah si ay si hufan noola xiriiraan, sida:
    • Turjubaano luuqadda dhegoolaha oo khibrad leh.
    • Macluumaad qoran oo qaabab kale ah (daabacaadda waaweyn, maqalka, qaababka elektarooniga ah ee la heli karo, qaabab kale).
  • Waxay siisaa adeegyo luqadeed bilaash ah dadka aan afkooda koowaad ahayn Ingiriisi, sida:
    • Turjubaano aqoon leh.
    • Macluumaadka ku qoran luquaddo kale.

Haddii aad u baahan tahay adeegyadan, la xidhiidh Adeegga Macmiilka CareOregon.

Haddii aad aaminsantahay in CareOregon ay ku guul darreysatay bixinta adeegyadan ama ay si kale u takoortay iyadoo loo eegayo da'da, naafanimada, aqoonsiga jinsiga, xaaladda guurka, asal qaranka, jinsiyada, diinta, midabka, lab ama dheddig, nooca galmada, heerka caafimaadka ama baahida adeegyada daryeelka caafimaadka, waxaad cabasho u gudbin kartaa:

Isku duwaha cabashooyinka
315 SW Fifth Ave
Portland, OR 97204
Lacag la'aan: 800-224-4840
Taleefanka dadka dhegoolka ah (TTY): 711
Fakis: 503-416-8118
Iimaylka: customerservice@careoregon.org

Waxaad cabashada ku xaraysan kartaa qof ahaan ama boosto, fakis ama iimayl. Haddii aad u baahan tahay in lagaa caawiyo buuxinta cabashada, Adeegga Macmiilka ayaa diyaar u ah inuu ku caawiyo.

Waxa kale oo aad cabashada xuquuqda madaniga ah u gudbin kartaa Waaxda Caafimaadka iyo Adeegyada Aadanaha ee Maraykanka, Xafiiska Xuquuqda Madaniga ah, si elektaroonig ah adoo sii maraya Xariirka Cabashada Xuquuqda Madaniga ah, oo laga heli karo ocrportal.hhs.gov/ocr/portal/lobby .jsf, ama boostada ama telefoon ahaan:

Waaxda Caafimaadka iyo Adeegyada Aadanaha ee Mareykanka
200 Independence Avenue SW
Qolka 509 F, Dhismaha HHH
Washington, DC 20201
800-368-1019, TTY 711
Foomamka cabashada waxaa laga heli karaa at  hhs.gov/ocr/office/file/index.html 

Adeegyada turjumaadda

Spanish: ATENCIÓN: si habla español, tiene a su disposición servicios gratuitos de asistencia lingüística. Llame al 800-224-4840 (TTY: 800-735-2900).

Vietnamese:  CHÚ Ý: Nếu bạn nói Tiếng Việt, có các dịch vụ hỗ trợ ngôn ngữ miễn phí dành cho bạn. Gọi số 800-224-4840 (TTY: 800-735-2900).

Chinese: 注意:如果您使用繁體中文,您可以免費獲得語言援助服務。請致電 800-224-4840 (TTY: 800-735-2900).

Russian: ВНИМАНИЕ: Если вы говорите на русском языке, то вам доступны бесплатные услуги перевода. Звоните 800-224-4840 (телетайп: 800-735-2900).

Korean:  주의: 한국어를 사용하시는 경우, 언어 지원 서비스를 무료로 이용하실 수 있습니다. 800-224-4840 (TTY: 800-735-2900). 번으로 전화해 주십시오

Ukrainian:  УВАГА!  Якщо ви розмовляєте українською мовою, ви можете звернутися до безкоштовної служби мовної підтримки.  Телефонуйте за номером 800-224-4840 (телетайп:  800-735-2900).

Japanese: 注意事項:日本語を話される場合、無料の言語支援をご利用いただけます。800-224-4840(TTY:800-735-2900)まで、お電話にてご連絡ください。

Carabi

 ملحوظة:  إذا كنت تتحدث اذكر اللغة، فإن خدمات المساعدة اللغوية تتوافر لك بالمجان.  اتصل برقم 800-224-4840 (رقم هاتف الصم والبكم: 800-735-2900).

 

Romanian:  ATENȚIE:  Dacă vorbiți limba română, vă stau la dispoziție servicii de asistență lingvistică, gratuit.  Sunați la 800-224-4840 (TTY: 800-735-2900).

Cambodian:  ប្រយ័ត្ន៖  បើសិនជាអ្នកនិយាយ ភាសាខ្មែរ, សេវាជំនួយផ្នែកភាសា ដោយមិនគិតឈ្នួល គឺអាចមានសំរាប់បំរើអ្នក។  ចូរ ទូរស័ព្ទ 800-224-4840 (TTY: 800-735-2900)។

Oromo:  XIYYEEFFANNAA: Afaan dubbattu Oroomiffa, tajaajila gargaarsa afaanii, kanfaltiidhaan ala, ni argama.  Bilbilaa 800-224-4840 (TTY: 800-735-2900).

German:  ACHTUNG: Wenn Sie Deutsch sprechen, stehen Ihnen kostenlos sprachliche Hilfsdienstleistungen zur Verfügung. Lambarka talefoonka: 800-224-4840 (TTY: 1-800-735-{[#) 6]}).

Farsi

  توجه: اگر به زبان فارسی گفتگو می کنید، تسهیلات زبانی بصورت رایگان برای شما فراهم می باشد. با 800-224-4840 (TTY: 800-735-2900) تماس بگیرید.

French:  ATTENTION: Si vous parlez français, des services d'aide linguistique vous sont proposés gratuitement. Appelez le 800-224-4840 (ATS: 800-735-2900).

Thai:  เรียน:  ถ้าคุณพูดภาษาไทยคุณสามารถใช้บริการช่วยเหลือทางภาษาได้ฟรี  โทร 800-224-4840 (TTY: 800-735-2900).

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!