Wax badan ka baro: Dheefaha ayaa isbeddelaya 2026.

Dooro luuqad

Wax badan ka baro: Walgreens wuxu hadda ku jiraa shabakadda farmasiyada.

Hel adeegbixiye

Raadinta daryeel bixiye caafimaad

Raadi bixiyeyaasha daryeelka aasaasiga ah, khabiiro, tas-hiilaadka daryeelka degdega ah, farmashiyeyaasha iyo qaar kaloo badan adigoo isticmaalaya qalabka hoose.

Dalabka boostada-farmasiga

Si aad u hesho farmasiga dalabka boostada, raac tilmaamahan:
GudahaMacluumaad Bixiyahasanduuqa,

  1. Hoosta meeniyuuga Nooca Bixiyaha, dooro "farmasi"
  2. Hoosta meeniyuuga Nooca Farmasiga, dooro "dalabka boostada" 

Gudaha sanduuqaGoobta,

  1. Hoosta liiska Gobolka, dooro "mid kasta"
  2. Dooro badhanka "Raadi"

Tani waxay ku siin doontaa liiska dhammaan farmasiyaasha daawada boostada looga dalbado ee dalka.

Haddii aad hayso wax su'aalo ah oo ku saabsan shaqada raadinta, fadlan ka wac Adeegga Macmiilka 503-416-4279, lacag la'aan { [#3]}-712-3258 ama TTY 711. Wakhtiga aanu shaqayno waa Oktoobar 1 ilaa Maarso 31, 8 g.h. ilaa 8 g.d. maalin kasta; iyo Abriil 1 ilaa Sibtambar 30, 8 g.h. ilaa 8 g.d., Isniinta-Jimcaha. Ama fariin sugan noogu soo dir xibinta xubinta.


Tusaha Bixiyaha CareOregon Advantage Plus

Haddii aad rabto inaad hesho nuqul ka mid ah Tusaha Bixiyaha, dhagsii luuqadda aad rabto xagga hoose.

2025 sannadka qorshaha

Nooca maqalka

2026 sannadka qorshaha

Nooca maqalka

 

Markii ugu danbaysay ee bogga dib loo eegay: Oktoobar 1, 2025
CMS waxay ansixisay H5859_COAWEB_M_{[#1]

Ra'yi-celinta websaytka

Astaanta xiritaanka

Naga caawi inaan sii horumarino websaytkeena

Ma dhibaato ayaad kala kulantaa helista waxaad raadinayso? Ma rabtaa inaad nala wadaagto waayo aragnimadada isticmaalka websaytka? Ka qayb qaado xog aruurinteena ku aadan falcelintaa oona nala socodsii!